Nooca cusub ee cudurka Coronavirus oo caalamka ku sii fidaya & walaac laga muujiyey

Nooca cusub ee Virus-ka Corona ee dabayaaqadii sanadkii 2020-kii lagu arkay dalka Britain ayaa ku sii fidaya dunida sida ay sheegtay heyadda caafimaadka adduunka ee WHO. Wadamada ku yaalla qaaradda Yurub ayaa dedaal xoogan ugu jira sidii ay uga hortagi lahaayeen faafitaanka noocan cusub ee Virus-ka, iyadoo muddo sanad ah lala tacaalayay COVID-19. Norway ayaa … Continue reading Nooca cusub ee cudurka Coronavirus oo caalamka ku sii fidaya & walaac laga muujiyey